Søk 🔍


Creaza Begrepsbank

In ka badan 800 sharaxaad fikrado leh qoraal, cod, taageero muuqaal ah iyo hawlo isdhexgal ah.

Vi leser!

Waan akhrinaynaa!
Ku Tababaro/celceli dhawaaqyada, xarfaha iyo erayada af-Noorwiijiga.

Vi leser! engelsk

Waan akhrinaynaa! Ingiriisi
Ku celceli dhawaaqyada, erayada iyo jumladaha/weedhaha Ingiriisiga.

Kunnskap.no – Syklus 5-7

Qoraallo waxbarasho oo gaagaaban, filimaan, animations iyo hawlo isdhexgal ah oo kala duwan oo leh jawaab degdeg ah

Aftenposten Junior

Les nyheter og aktuelle saker om blant annet: sport, dyr, vitenskap, kjendiser og gaming.

bilde av en familie med en stor nepe

Den gigantiske nepen

afgifter: Cabirka Luuqada: Sheekooyin Luuqada badan: Neeb Weyn. Akhri, dhagayso, oo barta qoraalka. Sheekadani waxaa loo turjumay luuqado badan.

logo for skolebot.no

Skolebot

Kumbuyuutar maskaxeed oo hadlaya oo loogu talagalay ardayda iyo macalimiinta dugsiga hoose

CC Tenkemotoren

Robots-ka shaqada iyo kheyraadka kale ee sirdoonka macmalka ah

bilde av en robot

Smartnorsk.no

Kheyraadka lagu barto Norwegiiska iyadoo la adeegsanayo sirta macmalka ah

bilde av en robot

Språki.no

Kheyraadka lagu baranayo Norwiijka iyadoo la adeegsanayo sirdoonka macmalka ah

NorskPluss B2 – Ny

Caawinaad waxbarasho degdeg ah oo internetka ku jirta kuwaas oo loogu talo galay ardayda isku diyaarinaysa inay qaataan kuna gudbaan imtixaanka af-noorwiijiga heerka B2 ama Bergentesten.

Matematikk 10 – tospråklig

Barnaamijka waxbarashada xirfadda ee laba af ah ee xisaabta loogu talagalay fasalka 10aad oo ku baxaya afafka Norwegian, Ukrainian, Russian, Polish, Somali iyo Carabi

Matematikk 9 – tospråklig

 Barnaamijka waxbarashada xirfadda ee laba af ah ee xisaabta loogu talagalay fasalka 9aad oo ku baxaya afafka Norwegian, Ukrainian, Russian, Polish, Somali iyo Carabi

Matematikk 8 – tospråklig

Barnaamijka waxbarashada xirfadda ee laba af ah ee xisaabta loogu talagalay fasalka 8aad oo ku baxaya afafka Norwegian, Ukrainian, Russian, Polish, Somali iyo Carabi

Morsmål.no

Hel qoraallo iyo qorshayaal waxbarasho oo kala duwan

I arbeidslivet

I arbeidslivet (nolosha shaqada) waa buug waxbarsho oo ku saabsan cilmiga nolosha shaqada kaas oo loogu talo galay dadka waaweyn ee soogalootiga ah.

Sikt

Hel caawinaad si aad u ogaato waxaad doonaysid iyo waxaad jeceshahay oo xirfad la xiriira.

Språk og yrke

Wax ka baro caafimaadka, degaanka iyo badbaadada goobta shaqada. Waa bokmål kaliya.

NorskPluss Lydlære

Ku tababarashada dhawaaqa iyio dhegaysiga oo loogu talo galay dhallinyarada iyo dadka waaweyn. Waa bokmål kaliya.

NorskPluss B2

Caawinaad waxbarasho degdeg ah oo internetka ku jirta kuwaas oo loogu talo galay ardayda isku diyaarinaysa inay qaataan kuna gudbaan imtixaanka af-noorwiijiga heerka B2 ama Bergentesten.

NorskPluss B1

Caawinaad waxbarasho internetka ku jirta oo loogu talo galay ardayda doonaysa inay qaataan imtixaanka af-noorwiijiga A2-B1. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya.

NorskPluss A1-A2

Caawinaad waxbarasho oo dhijitaal ah A1-A2. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya.

NorskPluss grammatikk B1

Laylisyo naxwo ah oo internetka ku jira kuwaas oo loogu talo galay dadka waaweyn. Heerka A2 ilaa B1. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya.

New Amigos Android

Barnaamij tarjumaad sameynaya markaad hadlaysid. Ciyaarta ku dhexbaro luuqadda.

New Amigos iOS

Barnaamij tarjumaad sameynaya markaad hadlaysid. Ciyaarta ku dhexbaro luuqadda.

Norsk start 3-4

Barasho af-noorwiiji bilow ah. 3 heer. Mareegtan waxay raacsan tahay buugga Norsk start, laakiin waad isticmaali karaa buug la’aan.

Illustrasjon av dyr som løper i en skog.

Skinnvotten

Akhri sheeko xariir ka timid Yukrayn taas oo ku saabsan gacangashi maqaar ah. Labo luuqadoodle.

Baba dada

Qaamuus wata sawirro iyo afaf farabadan. Dooro mawduuc sida dugsi, guri, cunto ama wax kale.

Logoen til Stein på stein

Stein på Stein

Buugga Stein på stein (2021) waxaa la waafajiyey manhajka cusub ee af-noorwiijiga iyo maadada cilmiga bulshada wuxuuna fursad kuu siinayaa inaad ku shaqeysid heer kugu munaasab ah.

Klar, ferdig, norsk

Tani waa il-internetka ah oo uu leeyahay buugga Klar, ferdig norsk, oo ay la socdaan liis erayo ku qoran 26 luuqadood.

Norsksidene

Wax ka baro naxwaha, qoraalka iyo afka adiga oo akhrinaya, dhegaysanaya iyo sameynaya waajibaadka.

NoW – grammatikk

Wax ku saabsan naxwaha ku akhri af ingiriis, iyada oo ay la socdaan tusaalooyin af noorwiiji iyo ingiriisi ah. Soo degso PDF.

Lesetrener

Ku tababaro inaad si fasiix u akhrisid iyo inaad akhrisid erayada adag.

Ordtrener

Ku tababaro dhawaaqyada adiga oo dhegaysanaya, daawanaya  iyo ku dhawaaqaya.

Learn NoW 2

Koorso internet-ka ah oo ah af noorwiiji  heerka-B1. Waxay ka kooban tahay qoraallo, naxwe, waajibaadyo iyo xog ku saabsan afka noorwiijiga iyo bulshada.

Godt sagt

Soo degso Alfa, Godt sagt 1 iyo 2, akhri qoraallada oo dhegayso. Heerka: A1-A2.

Naturfag vgo

Mareegta Elevkanalen waxaad ka heli kartaa filimaan, qoraallo iyo laylisyo saysis ah.

Ordbøkene

Qaamuus bokmå iyo nynorsk ah oo ay la socdaan isrogrogga falkamagacatilmaamaha iwm. 

Matematikk 1P-2P

Bogga xisaabta ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabadan. Waxaad ka baran kartaa wax ku saabsan tirooyinka iyo aljebrada, joomatariga, fansaarada, tirokoobka, dhaqaalaha iyo itimaalka. Mawduuc kasta wuxuu wataa Kahoot (Su’aalo Kedis ah)si aad u tijaabisida waxaad garanaysid oo aad xusuusatid.

Jeg fikser matte

Xisaab loogu talo galay fasalada 8aad ilaa 10aad. Dulmar iyo sharaxaad wadata taageero afka hooyo ah.

Kort forklart

31 buugaag elektroonik ah oo aad ka baran kartid maaddooyinka sayniska iyo cilmiga bulshada. Liis erayo oo taageeraya 25 luuqadood

Historie VGO

Bogga taariikhda ee  mareegta Elevenskanalen waxaad ka baran kartaa wax ku saabsan dhacdooyin kala duwan, laga soo bilaabo aadanahii ugu horeeyey ilaa laga soo gaaro iska horimaadyada maanta ka jira dunida. Waxaad daawan kartaa fiidiyowyo waadna akhrin kartaa qoraallada.

Samfunnsfag VGO

Bogga maadada cilmiga bulshada ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan qofka, bulshada iyo dhaqanka, siyaasada iyo dimuqraadiyada, nolosha shaqada iyo ganacsiga iyo xiriirka caalamiga.

Samfunnsfag 8-10

Bogga maadada cilmiga bulshada ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka helaysaa maadada cilmiga bulshada, taariikh iyo juqraafi. Halkan waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wadajirka, bulsho waareysa, dagaalka yo nabadda, xiriirka caalamiga.

Samfunnsfag 5-7

Bogga maadada cilmiga bulshada ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka helaysaa maadada cilmiga bulshada, taariikh iyo juqraafi. Halkan waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax naftaada iyo dadka kale ku saabsan, waqtiyada, goobaha, dimoqraadiyada, bulshada iyo inaad u fikirtid si ka fiirsi leh.

Samfunnsfag 3-4

Bogga maadada cilmiga bulshada ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka helaysaa maadada cilmiga bulshada, taariikh iyo juqraafi. Halkan waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax naftaada iyo dadka kale ku saabsan iyo inaad u fikirtid si ka fiirsi leh.

Samfunnsfag 1-2

Bogga maadada cilmiga bulshada ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka helaysaa maadada cilmiga bulshada, taariikh iyo juqraafi. Halkan waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax naftaada iyo dadka kale ku saabsan, waqtiyada iyo goobaha.

Engelsk 5-7

Bogga af ingiriiska ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan cidda aynu nahay, dhulka iyo sida ay walxuhu u shaqeeyaan iyo akhrinta qoraallada.

Engelsk 3-4

Bogga af ingiriiska ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid dadka, xayawaanada, dunida, caafimaadka iyo xirfadaha nolosha iyo akhriska qoraallada gaagaaban.

Engelsk 1-2

Bogga af ingiriiska ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad  ka baran kartid alifba’da(alfabeetada), erayo, xisaab iyo akhriska qoraallada gaagaaban.

Elevkanalen.no – Matematikk

Daawo fiidiyowyada oo baro tirinta iyo xisaabinta adigoo isticmaalaya isku darka, kala goynta iyo waxyaabo kale oo badan oo xisaabta ah

Tospråklig norskopplæring

Bogga af noorwiijiga ee  mareegta Elevkanalen kaas oo loogu talo galay waxbarashada dadka waaweyn waxaad ka daawan kartaa, fiidiyowyo farabadan oo aad ka baran kartid mawduucyo muhiim ah oo ku saabsan afka norwiijiga iyo cilmiga bulshada.

Norsk 8-10

Bogga af noorwiijiga ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabadan, sidoo kale waxaad ka baran kartaa qorista, akhriska, hadalka iyo mawduucyo kale oo muhiim u ah maadada noorwiijiga ee lagu dhigto dugsigga.

Norsk 5-7

Bogga af noorwiijiga ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo, sidoo kale waxaad ka heli kartaa tilmaamo la xiriira sida hadalka loo soo jeediyo iyo sida loo qoro qoraalada, barashada afguriga, afka iyo naxwaha.

Norsk 3-4

Bogga af noorwiijiga ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo, sidoo kale waxaad ka heli kartaa tilmaamo la xiriira qorista iyo  kutababarashada dhawaaqyada.

Norsk ABC

Bogga af noorwiijiga ee ku mareegta Elevkanalen waxaad ka baran kartaa alifba’da, dhawaaqyada, xayawaanada iyo sheekooyinka.

Naturfag 8-10

Mareegta Elevkanalen waxaad ka heli kartaa filimaan, qoraallo iyo laylisyo saysis ah.

Naturfag 5-7

Mareegta Elevkanalen waxaad ka heli kartaa filimaan, qoraallo iyo laylisyo saynis ah.

Naturfag 3-4

Mareegta Elevkanalen waxaad ka heli kartaa filimaan, qoraallo iyo laylisyo saynis ah.

Naturfag 1-2

Mareegta Elevkanalen waxaad ka heli kartaa filimaan, qoraallo iyo laylisyo saynis ah.

Demokrati og diktatur

Qoraal hordhac ah oo ku saabsan dimuqraadiyadda iyo kali taliska. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan. 

De forente nasjoner

Qoraal hordhac ah oo ay la socdaan su’aalo ku saabsan Qaramada middoobay. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan. 

Naturområder

Qoraal hordhac ah oo ku saabsan goobaha dabeecadda kala duwan ee ku yaala dhulka. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan. 

Yrkesnorsk

Wax ka baro shaqooyinka, nolosha shaqada, shaqo raadinta iyo waxyaabo badan oo kale.

Illustrasjon av atom

Atomer og molekyler

Qoraal hordhac ah oo ku saabsan goobaha dabeecadda kala duwan ee ku yaala dhulka. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan. 

Vei, fart og tid

Qoraal hordhac ah oo ku saabsan fogaan(waddo) xawaare iyo ammin(waqti). Qoraalka waa la tarjumay. 

På nivå

Naxwaha af noorwiiji. Baro oo hel fikrad guud oo ku saabsan naxwaha af noorwiijiga.

Viten.no

Wax ka baro mawduucyo kala duwan oo saynis ah, adiga oo adeegsanaya qoraalo iyo sawiro soconaya oo fudud, kuwaas oo sharxaya. Qoraalku waa bokmål iyo nynorsk oo kaliya.

Creaza samfunn

Ku shaqee maadada cilmiga bulshada adiga oo adeegsanaya kaarto mawduuc, su’aalo iyo kaarto eraybixin. Eraybixinada waxaa loo turjumay daari, baashtu, tigrinya, kurmanji, carabi iyo soomaali.

Grip 1 engelsk

Hawsha Ingiriisiga waxaa loo wareejiyay “Grip portal”. Waa bilaash, laakiin waxaa lagama maarmaan ah in la siiyo rukhsad si loo helo gelitaanka.

Grip

Waajibaadyo ah cilmiga bulshada, sayniska, xisaabta iyo af ingiriiska. Waa la adeegsan karaa iyada oo aan la haysan buugga Grip.

Zanzu

Baro wax ku saabsan jirka, baro erayo cusub oo adeegso sawirro. 

Førstehjelp 5-10

Baro gargaarka degdegga ah iyo sida aad naf u badbaadin kartid. 

Førstehjelp 1-4

Baro gargaarka degdegga ah iyo sida aad naf u badbaadin kartid. 

NorskPluss Alfa

Baro alifbaada. Samee tababarada akhriska, dhegaysiga iyo qoridda ee uu xaraf kasta leeyahay.

NorskPluss Kort botid

Baro waxa ay ka kooban tahay maadada af noorwiijigu isla marka aad baranaysid afka.

Norsk A1

Daawo filimaan, akhri oo dhegayso qoraallo ku saabsan mowduucyo kala duwan.

Logo for Leseverktøy

Leseverktøy

Si fiican u akhri. Akhri noocyada kala duwan, ka dooro heerka koowaad ilaa kan saddexaad.

Ny i Norge

Wararka iyo warbixinno ka imaanaya wadanka Norway oo dhan kuwaas oo ku baxaya af carabi, daari, kurmaanji, soomaali iyo tigrinya.

Klar tale

Akhri wararka hadda taagan. Af-Norwiiji fudud iyo far waaweyn.

Norsk start 8-10: Samfunnsfag

Ka shaqee mawduucyo maadada cilmiga bulshada ah ee fasalada 8aad ilaa 10aad. Agabku waxa uu wataa qaamuus(bangi erayo).

NorskPluss Ungdom – Dialog

Barashada luqadda Noorwiijiga ee heerarka 1-3. Shaqada wada hadalka waxay u oggolaanaysaa ardayda inay uga jawaabaan shaqooyinka qoraalka ah si qoraal ah ama si afka ah.

Syrer og baser

Qoraal hordhac ah oo ku saabsan asiidhada iyo baysaska. Qoraalka waa la tarjumay. 

Zmekk

Baro siyaasadda iyo dimuqraadiyadda, sharciga iyo caddaaladda, Noorway iyo adduunka, iyo qoyska iyo wada noolaanshaha adoo adeegsanaya hawlo, filimaan, liis ereyo iyo su’aalo.

Verdensbiblioteket

Halkan waxaad ka heli kartaa buugaag elektaroonik ah iyo kuwa codka ku baxa luqaddaada

Samfunnskunnskap

Akhri wax ku saabsan bulshada Noorwiijiga oo ku qoran luqado badan.

NRK Skole – naturfag

Halkan waxaad ka heli kartaa filimaan la turjumay oo leh cod. Filimaanku waxay ku saabsan yihiin mowduucyo kala duwan oo saynis ah.

Gangetesteren

Xariif ku noqo jadwalka iskudhufashada yar iyo kan weyn. 

Matematikk.org

Horyaal (xariif) ku noqo xisaabta.  Heerka 3aad iyo 4aad.

Norsk pluss bildeordbank

Baro erayada adigoo fiirinaya sawirrada, dhageysanaya, akhrinaya iyo qoraya. Qaybo ka mid ah bangiga sawirrada. Mawduucyo kala duwan.

Norsk pluss

Baro erayada adiga oo eegaya sawirada, dhegayso oo qor. Waxa laga soo xigtay qaamuuska sawirada. Mawduucyo kala duwan.

NRK Super- MK-X

Kooxda musikaaleyda tirinta ayaa ku ciyaaraya tiro iyo tirin, xaddiyada iyo cabirrada.

Tre geiter ved siden av hverandre.

Bukkene bruse

Sheeko xariir ku saabsan saddexda orgi. Akhri oo ku dhegayso sheeko xariir ku qoran afaf kala duwan. 

En person med ører.

Heksen Dhegdheer

Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: Sixirraydii Dhegdheer – sheeko ka timid Soomaaliya. Akhri, dhegeyso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo turjumay afaf farabadan. 

En person går på en vei og bærer hatter med hodet og hendene sine.

Hatteselgeren

Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: koofiyad iibiye – sheeko ka timid Siri Laanka. Akhri, dhegeyso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo turjumay afaf farabadan. 

En person sitter ved siden av en katt og en hund.

De ubudne gjestene

Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: Martidii aan la casuumin – sheeko ka timid Iiraan. Akhri, dhegayso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo tarjumay afaf farabadan. 

Lumbrikus

Ilo waxbarasho khadeed(internetka) ah ee maadada sayniska . Dhegayso oo akhri sheekooyin ku qoran afsoomaali, tigrinya, carabi iyo noorwiiji. 

LEXIN

Qaamuus dijital ah oo leh af Noorwiijiyan iyo luqado kale oo badan.

LearnEnglish Kids

Baro af ingiriisi. Ciyaar, hees, sheekooyin iyo waxqabadyo (nashaadaad). Heerka 5-7.

Kunnskapsfilm

Filimaan iyo su’aalo ku saabsan cimilada oo ku qoran afaf kala duwan. Dooro luuqad filinka hoostiisa dhinaca middig. 

Barnebøker

Akhri buugaagta caruurta. 40 sheeko oo ay la socdaan qoraal, sawirro iyo codad leh 15 luuqadood, bokmål iyo nynorsk.

Bildetema

Qaamuus kula falcelinaya oo wata sawirro, qoraal iyo cod ay ku jiraan 34 luuqadood.