Af ingiriis

Fasalada 1aad ilaa 4aad

Bildetema

Bildetema

Qaamuus kula falcelinaya oo wata sawirro, qoraal iyo cod ay ku jiraan 34 luuqadood. 
Engelsk 1-2

Engelsk 1-2

Bogga af ingiriiska ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad  ka baran kartid alifba’da(alfabeetada), erayo, xisaab iyo akhriska qoraallada gaagaaban.

Engelsk 3-4

Engelsk 3-4

Bogga af ingiriiska ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid dadka, xayawaanada, dunida, caafimaadka iyo xirfadaha nolosha iyo akhriska qoraallada gaagaaban.

Global digital library engelsk

Global digital library engelsk

Akhri buugaag ay ku jiraan sheekooyin dunida oo dhan ka yimid kuwaas oo ku qoran af-ingriisi. Dooro heerka.

Fasalada 5aad ilaa 7aad

Bildetema

Bildetema

Qaamuus kula falcelinaya oo wata sawirro, qoraal iyo cod ay ku jiraan 34 luuqadood. 

Engelsk 5-7

Engelsk 5-7

Bogga af ingiriiska ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan cidda aynu nahay, dhulka iyo sida ay walxuhu u shaqeeyaan iyo akhrinta qoraallada.

Global digital library engelsk

Global digital library engelsk

Akhri buugaag ay ku jiraan sheekooyin dunida oo dhan ka yimid kuwaas oo ku qoran af-ingriisi. Dooro heerka.

LearnEnglish Kids

LearnEnglish Kids

Baro af ingiriisi. Ciyaar, hees, sheekooyin iyo waxqabadyo (nashaadaad). Heerka 5-7.

Fasalada 8aad ilaa 10aad

Bildetema

Bildetema

Qaamuus kula falcelinaya oo wata sawirro, qoraal iyo cod ay ku jiraan 34 luuqadood. 

Engelsk 8-10

Engelsk 8-10

Bogga af ingiriiska ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan dimoqraadiyada, aadanaha, caafimaadka iyo sida ay walxuhu u shaqeeyaan.

Loecsen engelsk

Loecsen engelsk

Koorso luuqadeed aasaasi ah. Afkaada hooyo ka dooro liiska hoos u jiidmaya.