Barashada qoraalka iyo akhrinta afka hooyo

Ansa og Bansa

Ansa og Bansa

Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: Ansa iyo Bansa – sheeko ka timid Baakistaan. Akhri, dhegeyso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo turjumay afaf farabadan.  
Baba dada

Baba dada

Qaamuus wata sawirro iyo afaf farabadan. Dooro mawduuc sida dugsi, guri, cunto ama wax kale.