Qaamuusyo

Baba dada

Baba dada

Qaamuus wata sawirro iyo afaf farabadan. Dooro mawduuc sida dugsi, guri, cunto ama wax kale.

Bildetema

Bildetema

Qaamuus kula falcelinaya oo wata sawirro, qoraal iyo cod ay ku jiraan 34 luuqadood. 

Norsk start

Norsk start

Qaamuus

Fiiri sawirada oo ku dhegayso erayada af noorwiiji

Ordbøkene

Ordbøkene

Qaamuus bokmå iyo nynorsk ah oo ay la socdaan isrogrogga falkamagacatilmaamaha iwm.