Aljabra

Fasalada 5aad ilaa 7aad

Mattemestern

Mattemestern

Baro xisaabta adiga oo daawanaya, maqlaya  oo laylisyada ku samee af-noorwiiji.  Kor ka dooro heerka fasalka. 

Fasalada 8aad ilaa 10aad

Algebra

Algebra

Daawo filimada ku saabsan aljabra. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Funksjoner

Funksjoner

Daawo filimada ku saabsan fansaarada. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Jeg fikser matte

Jeg fikser matte

Xisaab loogu talo galay fasalada 8aad ilaa 10aad. Dulmar iyo sharaxaad wadata taageero afka hooyo ah.

Likninger

Likninger

Daawo filimada ku saabsan isla’egyada. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Mattemestern

Mattemestern

Baro xisaabta adiga oo daawanaya, maqlaya  oo laylisyada ku samee af-noorwiiji.  Kor ka dooro heerka fasalka. 

Tospråklig matematikk 8-10

Tospråklig matematikk 8-10

Bogga xisaabta ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabadan. Waxaad baran kartaa wax ku saabsan tirooyin, jajab iyo boqollay, aljebra, isla’egyo iyo qaaciddooyin, cabbiraad, joomatari, garaafyo iyo fansaaro, tirokoob, itimaal iyo dhaqaale. Liiska waxaad ka kala dooran kartaa noorwiiji(bokmål), carabi, daari, baashto, kurmanji iyo tigrinya.