Tiro

Fasalada 1aad ilaa 4aad

Jeg kan regne 1-4

Jeg kan regne 1-4

Waajibaadyo xisaab oo loogu talo galay fasalada 1aad-4aad.

Matematikk 1-4

Matematikk 1-4

Bogga xisaabta ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabdan oo aad ka baran kartid waxyaabo kala duwan oo xisaab ah sida in wax la tiriyo, xisaabta kudarta iyo kajarta, iyo inaad baratid waxyaabo kale oo xisaab ah.

Fasalada 5aad ilaa 7aad

Matematikk 5-7

Matematikk 5-7

Bogga xisaabta ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan tirooyinka, isla’egyada, joomatari, cabiraadda, tirokoobka iyo itimaalka.

Fasalada 8aad ilaa 10aad

Brøk

Brøk

Daawo filimada ku saabsan jajabka. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Desimaltall

Desimaltall

Daawo filimada ku saabsan tiro tobanle. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Heltall

Heltall

Daawo filimada ku saabsan abyoone. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Jeg fikser matte

Jeg fikser matte

Xisaab loogu talo galay fasalada 8aad ilaa 10aad. Dulmar iyo sharaxaad wadata taageero afka hooyo ah.

Prosent

Prosent

Daawo filimada ku saabsan boqoleyda. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Tospråklig matematikk 8-10

Tospråklig matematikk 8-10

Bogga xisaabta ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabadan. Waxaad baran kartaa wax ku saabsan tirooyin, jajab iyo boqollay, aljebra, isla’egyo iyo qaaciddooyin, cabbiraad, joomatari, garaafyo iyo fansaaro, tirokoob, itimaal iyo dhaqaale. Liiska waxaad ka kala dooran kartaa noorwiiji(bokmål), carabi, daari, baashto, kurmanji iyo tigrinya.

Videregående

No posts found.