Juqraafi

Fasalada 5aad ilaa 7aad

Landsdeler og fylker i Norge

Landsdeler og fylker i Norge

Qoraal hordhac ah oo ku saabsan qeybaha dhulka iyo gobolada Norway. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan. 
Salaby

Salaby

Sahmi gobolada iyo magaalooyinka ku yaal Norway. Baro wadamada iyo magaalo madaxyada ku yaal dunida oo dhan.

Fasalada 8aad ilaa 10aad

Creaza samfunn

Creaza samfunn

Ku shaqee maadada cilmiga bulshada adiga oo adeegsanaya kaarto mawduuc, su’aalo iyo kaarto eraybixin. Eraybixinada waxaa loo turjumay daari, baashtu, tigrinya, kurmanji, carabi iyo soomaali.

Grip

Grip

Waajibaadyo ah cilmiga bulshada, sayniska, xisaabta iyo af ingiriiska. Waa la adeegsan karaa iyada oo aan la haysan buugga Grip.

Landsdeler og fylker i Norge

Landsdeler og fylker i Norge

Qoraal hordhac ah oo ku saabsan qeybaha dhulka iyo gobolada Norway. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.