Tirokoob

Fasalada 1aad ilaa 4aad

Matematikk 1-4

Matematikk 1-4

Bogga xisaabta ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabdan oo aad ka baran kartid waxyaabo kala duwan oo xisaab ah sida in wax la tiriyo, xisaabta kudarta iyo kajarta, iyo inaad baratid waxyaabo kale oo xisaab ah.

Fasalada 5aad ilaa 7aad

Matematikk 5-7

Matematikk 5-7

Bogga xisaabta ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyaal oo waxaad ka baran kartaa wax ku saabsan tirooyin, isla’egyo, joometari, cabbiraad, tirakoob iyo itimaal.

Mattemestern

Mattemestern

Baro xisaabta adiga oo daawanaya, maqlaya  oo laylisyada ku samee af-noorwiiji.  Kor ka dooro heerka fasalka. 

Salaby

Salaby

Halkan waxaad wax badan ka baran kartaa itimaalka iyo tirokoobka.

Fasalada 8aad ilaa 10aad

Jeg fikser matte

Jeg fikser matte

Xisaab loogu talo galay fasalada 8aad ilaa 10aad. Dulmar iyo sharaxaad wadata taageero afka hooyo ah.

Mattemestern

Mattemestern

Baro xisaabta adiga oo daawanaya, maqlaya  oo laylisyada ku samee af-noorwiiji.  Kor ka dooro heerka fasalka. 

Statistikk

Statistikk

Daawo filimada ku saabsan tirokoobka. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada dabacsan(la rogrogi karo)

Tospråklig matematikk 8-10

Tospråklig matematikk 8-10

Bogga xisaabta ee  mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabadan. Waxaad baran kartaa wax ku saabsan tirooyin, jajab iyo boqollay, aljebra, isla’egyo iyo qaaciddooyin, cabbiraad, joomatari, garaafyo iyo fansaaro, tirokoob, itimaal iyo dhaqaale. Liiska waxaad ka kala dooran kartaa noorwiiji(bokmål), carabi, daari, baashto, kurmanji iyo tigrinya.