Agab waxbarasho

Norsk pluss

Norsk pluss

Baro erayada adiga oo eegaya sawirada, dhegayso oo qor. Waxa laga soo xigtay qaamuuska sawirada. Mawduucyo kala duwan.
Salaby Intro

Salaby Intro

Waajibaadyo, filin iyo ciyaaro maadooyin badan ah oo loogu talo galay adiga oo ku cusub Norway. Kala dooro bokmål iyo nynorsk. Afaf caawin oo farabadan.