Fasalada 1aad ilaa 4aad
Engelsk 1-2
Bogga af ingiriiska ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid alifba’da(alfabeetada), erayo, xisaab iyo akhriska qoraallada gaagaaban.
Engelsk 3-4
Bogga af ingiriiska ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid dadka, xayawaanada, dunida, caafimaadka iyo xirfadaha nolosha iyo akhriska qoraallada gaagaaban.
Global digital library engelsk
Akhri buugaag ay ku jiraan sheekooyin dunida oo dhan ka yimid kuwaas oo ku qoran af-ingriisi. Dooro heerka.
Fasalada 5aad ilaa 7aad
Engelsk 5-7
Bogga af ingiriiska ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan cidda aynu nahay, dhulka iyo sida ay walxuhu u shaqeeyaan iyo akhrinta qoraallada.
Global digital library engelsk
Akhri buugaag ay ku jiraan sheekooyin dunida oo dhan ka yimid kuwaas oo ku qoran af-ingriisi. Dooro heerka.
LearnEnglish Kids
Baro af ingiriisi. Ciyaar, hees, sheekooyin iyo waxqabadyo (nashaadaad). Heerka 5-7.
Fasalada 8aad ilaa 10aad
Engelsk 8-10
Bogga af ingiriiska ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan dimoqraadiyada, aadanaha, caafimaadka iyo sida ay walxuhu u shaqeeyaan.
Grip 1 engelsk
Hawsha Ingiriisiga waxaa loo wareejiyay “Grip portal”. Waa bilaash, laakiin waxaa lagama maarmaan ah in la siiyo rukhsad si loo helo gelitaanka.