Qaamuusyo Baba dada Qaamuus wata sawirro iyo afaf farabadan. Dooro mawduuc sida dugsi, guri, cunto ama wax kale. Bildetema Qaamuus kula falcelinaya oo wata sawirro, qoraal iyo cod ay ku jiraan 34 luuqadood. LEXIN Qaamuus dijital ah oo leh af Noorwiijiyan iyo luqado kale oo badan. Ordbøkene Qaamuus bokmå iyo nynorsk ah oo ay la socdaan isrogrogga falka, magaca, tilmaamaha iwm.