Fasalada 1aad ilaa 4aad
Aftenposten Junior
Les nyheter og aktuelle saker om blant annet: sport, dyr, vitenskap, kjendiser og gaming.
Creaza Begrepsbank
In ka badan 800 sharaxaad fikrado leh qoraal, cod, taageero muuqaal ah iyo hawlo isdhexgal ah.
Lille norske leksikon
Wax ka baro mowduucyo badan oo leh qoraal fudud. Waxaa laga heli karaa Norwiij.
Samfunnsfag 1-2
Bogga maadada cilmiga bulshada ee mareegta Elevkanalen waxaad ka helaysaa maadada cilmiga bulshada, taariikh iyo juqraafi. Halkan waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax naftaada iyo dadka kale ku saabsan, waqtiyada iyo goobaha.
Samfunnsfag 3-4
Bogga maadada cilmiga bulshada ee mareegta Elevkanalen waxaad ka helaysaa maadada cilmiga bulshada, taariikh iyo juqraafi. Halkan waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax naftaada iyo dadka kale ku saabsan iyo inaad u fikirtid si ka fiirsi leh.
Fasalada 5aad ilaa 7aad
Aftenposten Junior
Les nyheter og aktuelle saker om blant annet: sport, dyr, vitenskap, kjendiser og gaming.
Creaza Begrepsbank
In ka badan 800 sharaxaad fikrado leh qoraal, cod, taageero muuqaal ah iyo hawlo isdhexgal ah.
De forente nasjoner
Qoraal hordhac ah oo ay la socdaan su’aalo ku saabsan Qaramada middoobay. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.
Demokrati og diktatur
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan dimuqraadiyadda iyo kali– taliska. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.
Lille norske leksikon
Wax ka baro mowduucyo badan oo leh qoraal fudud. Waxaa laga heli karaa Norwiij.
Samfunnsfag 5-7
Bogga maadada cilmiga bulshada ee mareegta Elevkanalen waxaad ka helaysaa maadada cilmiga bulshada, taariikh iyo juqraafi. Halkan waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax naftaada iyo dadka kale ku saabsan, waqtiyada, goobaha, dimoqraadiyada, bulshada iyo inaad u fikirtid si ka fiirsi leh.
Fasalada 8aad ilaa 10aad
Creaza Begrepsbank
In ka badan 800 sharaxaad fikrado leh qoraal, cod, taageero muuqaal ah iyo hawlo isdhexgal ah.
Creaza samfunn
Ku shaqee maadada cilmiga bulshada adiga oo adeegsanaya kaarto mawduuc, su’aalo iyo kaarto eraybixin. Eraybixinada waxaa loo turjumay daari, baashtu, tigrinya, kurmanji, carabi iyo soomaali.
De forente nasjoner
Qoraal hordhac ah oo ay la socdaan su’aalo ku saabsan Qaramada middoobay. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.
Demokrati og diktatur
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan dimuqraadiyadda iyo kali– taliska. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.
Grip
Waajibaadyo ah cilmiga bulshada, sayniska, xisaabta iyo af ingiriiska. Waa la adeegsan karaa iyada oo aan la haysan buugga Grip.
GRIP 1 – samfunnsfag og naturfag
Akhri qoraallo oo samee hawlaha. Adeegso qaabka qaamuuska ee luqado badan. Qaybta 1.
GRIP 2 – samfunnsfag og naturfag
Akhri qoraallo oo samee hawlaha. Adeegso qaabka qaamuuska ee luqado badan. Qaybta 2.
Lille norske leksikon
Wax ka baro mowduucyo badan oo leh qoraal fudud. Waxaa laga heli karaa Norwiij.
Samfunnsfag 8-10
Bogga maadada cilmiga bulshada ee mareegta Elevkanalen waxaad ka helaysaa maadada cilmiga bulshada, taariikh iyo juqraafi. Halkan waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wadajirka, bulsho waareysa, dagaalka yo nabadda, xiriirka caalamiga.