- Af-noowiiji xirfadeed
- Baro sida wax loo qoro loona akhriyo
- Akhri oo dhegayso
- Naxwo iyo dhawaaq
- Erayo
- Qalab waxbarasho iyo koorsooyin af-noorwiiji ah
Af-noowiiji xirfadeed
Baro sida wax loo qoro loona akhriyo

NorskPluss Alfa
Baro alifbaada. Samee tababarada akhriska, dhegaysiga iyo qoridda ee uu xaraf kasta leeyahay.
Akhri oo dhegayso

Kort forklart
31 buugaag elektroonik ah oo aad ka baran kartid maaddooyinka sayniska iyo cilmiga bulshada. Liis erayo oo taageeraya 25 luuqadood

Tospråklig norskopplæring
Bogga af noorwiijiga ee mareegta Elevkanalen kaas oo loogu talo galay waxbarashada dadka waaweyn waxaad ka daawan kartaa, fiidiyowyo farabadan oo aad ka baran kartid mawduucyo muhiim ah oo ku saabsan afka norwiijiga iyo cilmiga bulshada.
Naxwo iyo dhawaaq

Norsksidene
Wax ka baro naxwaha, qoraalka iyo afka adiga oo akhrinaya, dhegaysanaya iyo sameynaya waajibaadka.

NoW – grammatikk
Wax ku saabsan naxwaha ku akhri af ingiriis, iyada oo ay la socdaan tusaalooyin af noorwiiji iyo ingiriisi ah. Soo degso PDF.

Uttale.no
Ku tababaro dhawaaqa adiga oo daawanaaya fiidiyowyada dhawaaqa oo samee waajibaadka ku saabsan shaqallada iyo shibanayaasha.

Uttrykk
Wax ka baro tibaaxaha(tacbiirada), ha laguu sharxo tibaaxaha oo samee waajibaadka. Sharaxaad af noorwiiji ah.
Erayo
Qalab waxbarasho iyo koorsooyin af-noorwiiji ah

Learn NoW 2
Koorso internet-ka ah oo ah af noorwiiji heerka-B1. Waxay ka kooban tahay qoraallo, naxwe, waajibaadyo iyo xog ku saabsan afka noorwiijiga iyo bulshada.

Ny i Norge
Wararka iyo warbixinno ka imaanaya wadanka Norway oo dhan kuwaas oo ku baxaya af carabi, daari, kurmaanji, soomaali iyo tigrinya.

Creaza samfunn
Ku shaqee maadada cilmiga bulshada adiga oo adeegsanaya kaarto mawduuc, su’aalo iyo kaarto eraybixin. Eraybixinada waxaa loo turjumay daari, baashtu, tigrinya, kurmanji, carabi iyo soomaali.

De forente nasjoner
Qoraal hordhac ah oo ay la socdaan su’aalo ku saabsan Qaramada middoobay. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.

Demokrati og diktatur
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan dimuqraadiyadda iyo kali– taliska. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.

Grip
Waajibaadyo ah cilmiga bulshada, sayniska, xisaabta iyo af ingiriiska. Waa la adeegsan karaa iyada oo aan la haysan buugga Grip.

Historie VGO
Bogga taariikhda ee mareegta Elevenskanalen waxaad ka baran kartaa wax ku saabsan dhacdooyin kala duwan, laga soo bilaabo aadanahii ugu horeeyey ilaa laga soo gaaro iska horimaadyada maanta ka jira dunida. Waxaad daawan kartaa fiidiyowyo waadna akhrin kartaa qoraallada.

Landsdeler og fylker i Norge
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan qeybaha dhulka iyo gobolada Norway. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.

Samfunnsfag VGO
Bogga maadada cilmiga bulshada ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan qofka, bulshada iyo dhaqanka, siyaasada iyo dimuqraadiyada, nolosha shaqada iyo ganacsiga iyo xiriirka caalamiga.

Tospråklig norskopplæring
Bogga af noorwiijiga ee mareegta Elevkanalen kaas oo loogu talo galay waxbarashada dadka waaweyn waxaad ka daawan kartaa, fiidiyowyo farabadan oo aad ka baran kartid mawduucyo muhiim ah oo ku saabsan afka norwiijiga iyo cilmiga bulshada.

Algebra
Daawo filimada ku saabsan aljabra. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Brøk
Daawo filimada ku saabsan jajabka. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Desimaltall
Daawo filimada ku saabsan tiro tobanle. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Funksjoner
Daawo filimada ku saabsan fansaarada. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Geometri
Daawo filimada ku saabsan joomatari. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Heltall
Daawo filimada ku saabsan abyoone. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Jeg fikser matte
Xisaab loogu talo galay fasalada 8aad ilaa 10aad. Dulmar iyo sharaxaad wadata taageero afka hooyo ah.

Likninger
Daawo filimada ku saabsan isla’egyada. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Matematikk 1P-2P
Bogga xisaabta ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabadan. Waxaad ka baran kartaa wax ku saabsan tirooyinka iyo aljebrada, joomatariga, fansaarada, tirokoobka, dhaqaalaha iyo itimaalka. Mawduuc kasta wuxuu wataa Kahoot (Su’aalo Kedis ah)si aad u tijaabisida waxaad garanaysid oo aad xusuusatid.

Prosent
Daawo filimada ku saabsan boqoleyda. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)

Statistikk
Daawo filimada ku saabsan tirokoobka. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada dabacsan(la rogrogi karo)

Tospråklig matematikk 8-10
Bogga xisaabta ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabadan. Waxaad baran kartaa wax ku saabsan tirooyin, jajab iyo boqollay, aljebra, isla’egyo iyo qaaciddooyin, cabbiraad, joomatari, garaafyo iyo fansaaro, tirokoob, itimaal iyo dhaqaale. Liiska waxaad ka kala dooran kartaa noorwiiji(bokmål), carabi, daari, baashto, kurmanji iyo tigrinya.

Atomer og molekyler
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan goobaha dabeecadda kala duwan ee ku yaala dhulka. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.

Kunnskapsfilm
Filimaan iyo su’aalo ku saabsan cimilada oo ku qoran afaf kala duwan. Dooro luuqad filinka hoostiisa dhinaca middig.

Naturområder
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan goobaha dabeecadda kala duwan ee ku yaala dhulka. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.

Prismeeffekter og brytning av lys
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan saameyta birisam iyo qaloocashada falaaraha ilayska. Qoraalka waa la tarjumay.

Vei, fart og tid
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan fogaan(waddo), xawaare iyo ammin(waqti). Qoraalka waa la tarjumay.

Engelsk 8-10
Bogga af ingiriiska ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan dimoqraadiyada, aadanaha, caafimaadka iyo sida ay walxuhu u shaqeeyaan.