Fasalada 1aad ilaa 4aad
Elevkanalen.no – Matematikk
Lille norske leksikon – matematikk
Wax yar ka baro xisaabta qoraal fudud. Waxaa lagu heli karaa af Noorwiijiyan.
NRK Super- MK-X
Kooxda musikaaleyda tirinta ayaa ku ciyaaraya tiro iyo tirin, xaddiyada iyo cabirrada.
NRK Super- Tellekorpset
Kooxda musikaaleyda tirinta ayaa ku ciyaaraya tiro iyo tirin, xaddiyada iyo cabirrada.
Fasalada 5aad ilaa 7aad
Elevkanalen.no – Matematikk
Daawo fiidiyowyada oo baro tirinta iyo xisaabinta adigoo isticmaalaya isku darka, kala goynta iyo waxyaabo kale oo badan oo xisaabta ah
Lille norske leksikon – matematikk
Wax yar ka baro xisaabta qoraal fudud. Waxaa lagu heli karaa af Noorwiijiyan.
Fasalada 8aad ilaa 10aad
Elevkanalen.no – Matematikk
Daawo fiidiyowyada oo baro tirinta iyo xisaabinta adigoo isticmaalaya isku darka, kala goynta iyo waxyaabo kale oo badan oo xisaabta ah
Fleksibel opplæring – Algebra
Daawo filimada ku saabsan aljabra. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Fleksibel opplæring – Brøk
Daawo filimada ku saabsan jajabka. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Fleksibel opplæring – Desimaltall
Daawo filimada ku saabsan tiro tobanle. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Fleksibel opplæring – Funksjoner
Daawo filimada ku saabsan fansaarada. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Fleksibel opplæring – Geometri
Daawo filimada ku saabsan joomatari. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Fleksibel opplæring – Heltall
Daawo filimada ku saabsan abyoone. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Fleksibel opplæring – Likninger
Daawo filimada ku saabsan isla’egyada. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Fleksibel opplæring – Prosent
Daawo filimada ku saabsan boqoleyda. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Fleksibel opplæring – Statistikk
Daawo filimada ku saabsan tirokoobka. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada dabacsan(la rogrogi karo)
Grip
Waajibaadyo ah cilmiga bulshada, sayniska, xisaabta iyo af ingiriiska. Waa la adeegsan karaa iyada oo aan la haysan buugga Grip.
Jeg fikser matte
Xisaab loogu talo galay fasalada 8aad ilaa 10aad. Dulmar iyo sharaxaad wadata taageero afka hooyo ah.
Lille norske leksikon – matematikk
Wax yar ka baro xisaabta qoraal fudud. Waxaa lagu heli karaa af Noorwiijiyan.
Matematikk 10 – tospråklig
Barnaamijka waxbarashada xirfadda ee laba af ah ee xisaabta loogu talagalay fasalka 10aad oo ku baxaya afafka Norwegian, Ukrainian, Russian, Polish, Somali iyo Carabi
Matematikk 8 – tospråklig
Barnaamijka waxbarashada xirfadda ee laba af ah ee xisaabta loogu talagalay fasalka 8aad oo ku baxaya afafka Norwegian, Ukrainian, Russian, Polish, Somali iyo Carabi
Matematikk 9 – tospråklig
Barnaamijka waxbarashada xirfadda ee laba af ah ee xisaabta loogu talagalay fasalka 9aad oo ku baxaya afafka Norwegian, Ukrainian, Russian, Polish, Somali iyo Carabi