- Baro sida wax loo qoro loona akhriyo
- Akhri oo dhegayso
- Naxwo iyo dhawaaq
- Erayo
- Qalab waxbarasho iyo koorsooyin af-noorwiiji ah
Baro sida wax loo qoro loona akhriyo
NorskPluss Alfa
Akhri oo dhegayso
Kort forklart
31 buugaag elektroonik ah oo aad ka baran kartid maaddooyinka sayniska iyo cilmiga bulshada. Liis erayo oo taageeraya 25 luuqadood
Øve til norskprøve – Bli klar
U tababaro imtixaanka af-noorwiijiga ee heerarka A1-A2, A2-B1 iyo B1-B2.
Naxwo iyo dhawaaq
Lesetrener
Ku tababaro inaad si fasiix u akhrisid iyo inaad akhrisid erayada adag.
Norsksidene
Wax ka baro naxwaha, qoraalka iyo afka adiga oo akhrinaya, dhegaysanaya iyo sameynaya waajibaadka.
NoW – grammatikk
Wax ku saabsan naxwaha ku akhri af ingiriis, iyada oo ay la socdaan tusaalooyin af noorwiiji iyo ingiriisi ah. Soo degso PDF.
Ordtrener
Ku tababaro dhawaaqyada adiga oo dhegaysanaya, daawanaya iyo ku dhawaaqaya.
Erayo
Bildetema
Qaamuus kula falcelinaya oo wata sawirro, qoraal iyo cod ay ku jiraan 34 luuqadood.
Dagen i dag
Baro taariikhaha iyo waqtiyada. Kala dooro luuqado kala duwan.
Vokabular
Baro erayo cusub. Kala dooro afaf iyo mawduucyo kala duwan.
Qalab waxbarasho iyo koorsooyin af-noorwiiji ah
Learn NoW 2
Koorso internet-ka ah oo ah af noorwiiji heerka-B1. Waxay ka kooban tahay qoraallo, naxwe, waajibaadyo iyo xog ku saabsan afka noorwiijiga iyo bulshada.
NorskPluss Kort botid
Baro waxa ay ka kooban tahay maadada af noorwiijigu isla marka aad baranaysid afka.
NorskPluss: Ungdom
Su’aalo ku saleysan heerar kala duwan. Af noorwiiji aasaasi ah oo loogu talo galay dadka af ahaan laga tiro badan yahay.
Ny i Norge
Wararka iyo warbixinno ka imaanaya wadanka Norway oo dhan kuwaas oo ku baxaya af carabi, daari, kurmaanji, soomaali iyo tigrinya.
Creaza samfunn
Ku shaqee maadada cilmiga bulshada adiga oo adeegsanaya kaarto mawduuc, su’aalo iyo kaarto eraybixin. Eraybixinada waxaa loo turjumay daari, baashtu, tigrinya, kurmanji, carabi iyo soomaali.
Demokrati og diktatur
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan dimuqraadiyadda iyo kali– taliska. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.
Grip
Waajibaadyo ah cilmiga bulshada, sayniska, xisaabta iyo af ingiriiska. Waa la adeegsan karaa iyada oo aan la haysan buugga Grip.
Historie VGO
Bogga taariikhda ee mareegta Elevenskanalen waxaad ka baran kartaa wax ku saabsan dhacdooyin kala duwan, laga soo bilaabo aadanahii ugu horeeyey ilaa laga soo gaaro iska horimaadyada maanta ka jira dunida. Waxaad daawan kartaa fiidiyowyo waadna akhrin kartaa qoraallada.
I arbeidslivet
I arbeidslivet (nolosha shaqada) waa buug waxbarsho oo ku saabsan cilmiga nolosha shaqada kaas oo loogu talo galay dadka waaweyn ee soogalootiga ah.
Norges historie – En innføring
Wax ka baro taariikhda Norway laga soo bilaabo waqtigii barafka ilaa laga soo gaaro bulshadeena casriga ah. Mareegta waxaa iska leh buugga Norges historie (Taariikhda Norway), laakiin mareegta dadka oo dhan ayaa geli kara.
Norsk start 8-10: Samfunnsfag
Ka shaqee mawduucyo maadada cilmiga bulshada ah ee fasalada 8aad ilaa 10aad. Agabku waxa uu wataa qaamuus(bangi erayo).
Samfunnsfag VGO
Bogga maadada cilmiga bulshada ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan qofka, bulshada iyo dhaqanka, siyaasada iyo dimuqraadiyada, nolosha shaqada iyo ganacsiga iyo xiriirka caalamiga.
Verdens historie – En innføring
Hordhac taariikhda laga soo bilaabo xilliyadii ugu horeeyey ilaa maanta. Mareegtan waxaa iska leh buugga Verdens historie (Taariikhda Dunida), laakiin mareegta dadka oo dhan ayaa geli kara. Waa Af-noorwiiji kaliya. |
Algebra
Daawo filimada ku saabsan aljabra. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Brøk
Daawo filimada ku saabsan jajabka. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Dagen i dag
Baro taariikhaha iyo waqtiyada. Kala dooro luuqado kala duwan.
Desimaltall
Daawo filimada ku saabsan tiro tobanle. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Funksjoner
Daawo filimada ku saabsan fansaarada. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Geometri
Daawo filimada ku saabsan joomatari. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Grip
Waajibaadyo ah cilmiga bulshada, sayniska, xisaabta iyo af ingiriiska. Waa la adeegsan karaa iyada oo aan la haysan buugga Grip.
Heltall
Daawo filimada ku saabsan abyoone. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Jeg fikser matte
Xisaab loogu talo galay fasalada 8aad ilaa 10aad. Dulmar iyo sharaxaad wadata taageero afka hooyo ah.
Likninger
Daawo filimada ku saabsan isla’egyada. Laga soo qaatay mashruuca waxbarashada Dabacsan(la rogrogi karo)
Grip
Waajibaadyo ah cilmiga bulshada, sayniska, xisaabta iyo af ingiriiska. Waa la adeegsan karaa iyada oo aan la haysan buugga Grip.
Kunnskapsfilm
Filimaan iyo su’aalo ku saabsan cimilada oo ku qoran afaf kala duwan. Dooro luuqad filinka hoostiisa dhinaca middig.
Naturfag vgo
Mareegta Elevkanalen waxaad ka heli kartaa filimaan, qoraallo iyo laylisyo saysis ah.
Naturområder
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan goobaha dabeecadda kala duwan ee ku yaala dhulka. Qoraalka waxaa loo tarjumay afaf kala duwan.
Syrer og baser
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan asiidhada iyo baysaska. Qoraalka waa la tarjumay.
Vei, fart og tid
Qoraal hordhac ah oo ku saabsan fogaan(waddo), xawaare iyo ammin(waqti). Qoraalka waa la tarjumay.
Zanzu
Baro wax ku saabsan jirka, baro erayo cusub oo adeegso sawirro.
Bildetema
Qaamuus kula falcelinaya oo wata sawirro, qoraal iyo cod ay ku jiraan 34 luuqadood.
Engelsk 8-10
Bogga af ingiriiska ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo aad ka baran kartid wax ku saabsan dimoqraadiyada, aadanaha, caafimaadka iyo sida ay walxuhu u shaqeeyaan.