Fasalada 1aad ilaa 4aad

Ansa og Bansa

Barnebøker
Buugaagta caruurta Norway waxay ku deeqaysaa 40 sheeko oo ay la socdaan qoraal, sawirro iyo cod ku duuban 15 luuqadood, oo ay ku jiraan bokmål iyo nynorsk.

Bukkene bruse
Sheeko xariir ku saabsan saddexda orgi. Akhri oo ku dhegayso sheeko xariir ku qoran afaf kala duwan.

De ubudne gjestene
Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: Martidii aan la casuumin – sheeko ka timid Iiraan. Akhri, dhegayso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo tarjumay afaf farabadan.

Flerspråklige verb
Baro erayo ku saabsan waxyaabaha aad ku qabatid dugsiga. Fal uu la socdo fiidiyow iyo cod. Arag erayo ku jira weero.

Hatteselgeren
Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: koofiyad iibiye – sheeko ka timid Siri Laanka. Akhri, dhegeyso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo turjumay afaf farabadan.

Heksen Dhegdheer
Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: Sixirraydii Dhegdheer – sheeko ka timid Soomaaliya. Akhri, dhegeyso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo turjumay afaf farabadan.

KLAR, FERDIG, NORSK! -Ny
Baro af noorwiiji, dhegayso, akhri oo ka shaqee su’aalaha. Waxaa loogu talo galay fasalada 1aad ilaa 4aad iyo fasalada 5aad ilaa 10aad.
Fasalada 5aad ilaa 7aad

Ansa og Bansa
Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: Ansa iyo Bansa – sheeko ka timid Baakistaan. Akhri, dhegeyso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo turjumay afaf farabadan.

Barnebøker
Buugaagta caruurta Norway waxay ku deeqaysaa 40 sheeko oo ay la socdaan qoraal, sawirro iyo cod ku duuban 15 luuqadood, oo ay ku jiraan bokmål iyo nynorsk.

Bukkene bruse
Sheeko xariir ku saabsan saddexda orgi. Akhri oo ku dhegayso sheeko xariir ku qoran afaf kala duwan.

De ubudne gjestene
Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: Martidii aan la casuumin – sheeko ka timid Iiraan. Akhri, dhegayso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo tarjumay afaf farabadan.

Flerspråklige verb
Baro erayo ku saabsan waxyaabaha aad ku qabatid dugsiga. Fal uu la socdo fiidiyow iyo cod. Arag erayo ku jira weero.

Hatteselgeren
Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: koofiyad iibiye – sheeko ka timid Siri Laanka. Akhri, dhegeyso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo turjumay afaf farabadan.

Heksen Dhegdheer
Sheekooyin ku qoran afaf kala duwan: Sixirraydii Dhegdheer – sheeko ka timid Soomaaliya. Akhri, dhegeyso oo daawo filin. Sheekada waxaa loo turjumay afaf farabadan.

KLAR, FERDIG, NORSK! -Ny
Baro af noorwiiji, dhegayso, akhri oo ka shaqee su’aalaha. Waxaa loogu talo galay fasalada 1aad ilaa 4aad iyo fasalada 5aad ilaa 10aad.
Fasalada 8aad ilaa 10aad

Barnebøker
Buugaagta caruurta Norway waxay ku deeqaysaa 40 sheeko oo ay la socdaan qoraal, sawirro iyo cod ku duuban 15 luuqadood, oo ay ku jiraan bokmål iyo nynorsk.

Flerspråklige verb
Baro erayo ku saabsan waxyaabaha aad ku qabatid dugsiga. Fal uu la socdo fiidiyow iyo cod. Arag erayo ku jira weero.

KLAR, FERDIG, NORSK! -Ny
Baro af noorwiiji, dhegayso, akhri oo ka shaqee su’aalaha. Waxaa loogu talo galay fasalada 1aad ilaa 4aad iyo fasalada 5aad ilaa 10aad.

Kort forklart
31 buugaag elektroonik ah oo aad ka baran kartid maaddooyinka sayniska iyo cilmiga bulshada. Liis erayo oo taageeraya 25 luuqadood

Norsk 8-10
Bogga af noorwiijiga ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabadan, sidoo kale waxaad ka baran kartaa qorista, akhriska, hadalka iyo mawduucyo kale oo muhiim u ah maadada noorwiijiga ee lagu dhigto dugsigga.

Norsk start 8-10: Kom i gang
Barashada bilowga ah ee af noorwiijiga ee loogu talo galay fasalada 8aad ilaa 10aad.

NorskPluss Alfa
Baro alifbaada. Samee tababarada akhriska, dhegaysiga iyo qoridda ee uu xaraf kasta leeyahay.