
NorskPluss B2
Caawinaad waxbarasho degdeg ah oo internetka ku jirta kuwaas oo loogu talo galay ardayda isku diyaarinaysa inay qaataan kuna gudbaan imtixaanka af-noorwiijiga heerka B2 ama Bergentesten.

NorskPluss B1
Caawinaad waxbarasho internetka ku jirta oo loogu talo galay ardayda doonaysa inay qaataan imtixaanka af-noorwiijiga A2-B1. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya.

NorskPluss Arbeid – Hjemmetjeneste og sykehjem
Af-noorwiiji xirfadeed loogu talo galay dadka qabta adeegyada guryaha iyo kuwa ka shaqeeya guryaha dadka buka. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya. |

NorskPluss A1-A2
Caawinaad waxbarasho oo dhijitaal ah A1-A2. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya.

NorskPluss grammatikk B1
Laylisyo naxwo ah oo internetka ku jira kuwaas oo loogu talo galay dadka waaweyn. Heerka A2 ilaa B1. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya. |

Norsk start 3-4
Barasho af-noorwiiji bilow ah. 3 heer. Mareegtan waxay raacsan tahay buugga Norsk start, laakiin waad isticmaali karaa buug la’aan.