Siste nytt på Skolekassa

Språk og yrke

Språk og yrke

Wax ka baro caafimaadka, degaanka iyo badbaadada goobta shaqada. Waa bokmål kaliya.

NorskPluss Lydlære

NorskPluss Lydlære

Ku tababarashada dhawaaqa iyio dhegaysiga oo loogu talo galay dhallinyarada iyo dadka waaweyn. Waa bokmål kaliya.
NorskPluss FVO

NorskPluss FVO

Barasho af-noorwiiji loogu talo galay dadka raacaya manhajka aasaasiga ah ee waxbarashada dadka waaweyn.
Qaar ayaa la geli karaa.

NorskPluss Bildeordbank

NorskPluss Bildeordbank

Qaamuus sawirro kaas oo wata su’aalo si aad isku tijaabisid. Qaar waa la geli karaa.

NorskPluss B2

NorskPluss B2

Caawinaad waxbarasho degdeg ah oo internetka ku jirta kuwaas oo loogu talo galay ardayda isku diyaarinaysa inay qaataan kuna gudbaan imtixaanka af-noorwiijiga heerka B2 ama Bergentesten.

NorskPluss B1

NorskPluss B1

Caawinaad waxbarasho internetka ku jirta oo loogu talo galay ardayda doonaysa inay qaataan imtixaanka af-noorwiijiga A2-B1. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya.

NorskPluss Arbeid - Hjemmetjeneste og sykehjem

NorskPluss Arbeid – Hjemmetjeneste og sykehjem

Af-noorwiiji xirfadeed loogu talo galay dadka qabta adeegyada guryaha iyo kuwa ka shaqeeya guryaha dadka buka. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya.
NorskPluss A1-A2

NorskPluss A1-A2

Caawinaad waxbarasho oo dhijitaal ah A1-A2. Qaar ayaa la geli karaa. Waa af-noorwiiji kaliya.