Lille norske leksikon – vær og klima
Baro cimilada iyo xaaladda hawada adoo isticmaalaya qoraallo fudud oo af-Norwegian ah.
Lille norske leksikon – samfunn
Baro mowduucyo kala duwan oo ku saabsan bulshada Norway adoo isticmaalaya qoraal fudud oo af-Norwegian ah.
Creaza Begrepsbank
In ka badan 800 sharaxaad fikrado leh qoraal, cod, taageero muuqaal ah iyo hawlo isdhexgal ah.
Vi leser! engelsk
Waan akhrinaynaa! Ingiriisi
Ku celceli dhawaaqyada, erayada iyo jumladaha/weedhaha Ingiriisiga.