Fasalada 1aad ilaa 4aad

Matematikk 1-4
Fasalada 5aad ilaa 7aad

Matematikk 5-7
Bogga xisaabta ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyaal oo waxaad ka baran kartaa wax ku saabsan tirooyin, isla’egyo, joometari, cabbiraad, tirakoob iyo itimaal.

Mattemestern
Baro xisaabta adiga oo daawanaya, maqlaya oo laylisyada ku samee af-noorwiiji. Kor ka dooro heerka fasalka.
Fasalada 8aad ilaa 10aad

Jeg fikser matte
Xisaab loogu talo galay fasalada 8aad ilaa 10aad. Dulmar iyo sharaxaad wadata taageero afka hooyo ah.

Mattemestern
Baro xisaabta adiga oo daawanaya, maqlaya oo laylisyada ku samee af-noorwiiji. Kor ka dooro heerka fasalka.

Tospråklig matematikk 8-10
Bogga xisaabta ee mareegta Elevkanalen waxaad ka daawan kartaa fiidiyowyo farabadan. Waxaad baran kartaa wax ku saabsan tirooyin, jajab iyo boqollay, aljebra, isla’egyo iyo qaaciddooyin, cabbiraad, joomatari, garaafyo iyo fansaaro, tirokoob, itimaal iyo dhaqaale. Liiska waxaad ka kala dooran kartaa noorwiiji(bokmål), carabi, daari, baashto, kurmanji iyo tigrinya.